Madaxweyne Bishaar Al Asad oo kulan xasaasi ah la qaadanaya Kim John Un

Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al Asad ayaa lagu wadaa in dhawaan booqasho rasmi ah ku tago dalka ay xulufada yihiin ee Kuuriyada Waqooyi. Bishaar Al Asad ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in uu booqan doono dalka Kuuriyada Waqooyi si uu ula soo kulmo dhigiisa Kim John un . Dowlada Siiriya faah faahino badan kama aysan … Continue reading Madaxweyne Bishaar Al Asad oo kulan xasaasi ah la qaadanaya Kim John Un